Jubbaland oo War kulul kasoo saartay Ciidanka dowlada shalay geesay gobolka Gedo

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowlada Federaalka geesay gobolka Gedo. Maamulka Jubbaland ayaa nasiib daro ku tilmaamay in gobolka Gedo ay ka jirto xaalad bini’aadanimo in dowlada federaalka doorkii laga filayay gar gaar ay halkaasi ka dejiso taa badalkeeda … Continue reading Jubbaland oo War kulul kasoo saartay Ciidanka dowlada shalay geesay gobolka Gedo